gebsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Weel afka u rogid. geddiyid; daadi.

geddiyid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg geddi². ld gaddin, gaddis, gaddiyid, geddin, geddi.

daadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax meel ay ku jireen ka geddin.