geddiyidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg geddi². ld gaddin, gaddis, gaddiyid, geddin, geddi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
geddiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; geb.1. Wax afrogid. 2. Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gadd.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gaddinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld geddiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gaddisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld geddis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gaddiyidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld geddiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
geddinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg geddi². ld geddiyi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0