geddisasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg geddiso. ld gaddisad, gaddisasho, geddisa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

geddiso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel ku jiray, meel kale ku shubasho. 2. Badeeco ganacsi ku samaysash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaddisad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld geddisad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaddisasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld geddisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur