Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg gedgeddi. ld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2
Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)
Macnaha:
1. Wax hadba dhinac u rogid. 2. Badeeco ganacsi ku sameyn. 3. Eray fal ah rogrogid. ld gadgadd.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur