gedgeddi

Qaabnax: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2

Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

Macnaha:

  1. 1. Wax hadba dhinac u rogid. 2. Badeeco ganacsi ku sameyn. 3. Eray fal ah rogrogid. ld gadgadd.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur