geedatiris

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc daayeerka ka mid ah, aad u yaryar, leh dhego dhaadheer iyo dabo dheer oo buul badan oo geedaha dushooda kora; kor.

kor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meel sare; dul. 2. Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
  2. 1. Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho. 2. Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.