geeddan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Col yar oo ka dambeeya colka weyn oo loogu taloggalo inuu celiyo cadowga gadaal ka imanaya; raacdaree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur