raacdarreebQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dad gadaal ka daafacaya col wax dhacay ama wax dilay; Geeddan. Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
geeddanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Col yar oo ka dambeeya colka weyn oo loogu taloggalo inuu celiyo cadowga gadaal ka imanaya; raacdaree.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00