geedqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg geedqaad². ld geedqaad¹, oodqaadi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

geedqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo. 2. G. ah: beer hal mar la geedqaaday. 3. ld geedqaadid. ld oodqaad.
  2. Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur