geedqaad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo. 2. G. ah: beer hal mar la geedqaaday. 3. ld geedqaadid. ld oodqaad.
- Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

