geeraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeey.
  2. Geeraar tiri.