geeraarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeey.Geeraar tiri.