geestaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld geestahany.
  2. (daaw.) Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf-dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur