xigoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geestaan.1. Neef dhowaan la maalay mar kale maalid. 2. Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.Lamidka: GeestaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
geestaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld geestahany.(daaw.) Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf-dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00