gelliimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gelliin². ld galliimi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gelliin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gelid. 2. Heshiisiinta laba dhinac oo dhibaato dhex taal. ld galliin.
  2. U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur