geyoo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. 1. Heer ama si la isgaarsiiyo. 2. Ka g.: dhaqan xun sameyntiisa ka waantoobid. ld gayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur