giirasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg giir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

giir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda. 3. Wejitub; biriir; u furuqdhoo.
  2. Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur