giir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda. 3. Wejitub; biriir; u furuqdhoo.
- Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

