giirgiir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaa.
- Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

