giirgiirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg giirgiir². ld giirgiiri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

giirgiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaa.
  2. Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur