giiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg giir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
giirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda. 3. Wejitub; biriir; u furuqdhoo.Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeeli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0