giirtaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Orgi yar oo da'diisu u dhexeyso shumbul iyo uguufa.
  2. Neef riyo ah oo neef kale la diriraya dhogor kici.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur