giirtaagidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg giirtaag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
giirtaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Orgi yar oo da'diisu u dhexeyso shumbul iyo uguufa.Neef riyo ah oo neef kale la diriraya dhogor kici.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00