giisid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg giis². ld giis¹ (3.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

giis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo. 2. Maanso; guluuluc. 3. ld giisi.
  2. Cod gaaban ku heesid; guluuluci.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur