Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo. 2. Maanso; guluuluc. 3. ld giisi.
Cod gaaban ku heesid; guluuluci.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur