girgire
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rayaal, m.l)
Macnaha:
- Shay dhoob ah ama dhagax laga qoro oo qaab mooye leh iyo laba meelood oo la qabsado oo wax lagu karsado; burjik.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

