go'doomi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid meel ku xannibid. ld go'doomee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

go'doomee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. ld go'doomi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur