goco

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-cday/-coday, -catay/-cotay)

Macnaha:

  1. Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsash.

tebid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg teb. ld towid.