murguco
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Lafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.
- 1. Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin. 2. Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid. Tus. “Arrintii cali waa ka murgucatay”. ld murgaco, murkuco².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

