godasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg godo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

godo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan. 2. Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso. 3. Daliig yar oo daruur a.
  2. 1. (f.g) Wax qalloocasho. 2. (f.mg) Qalloocsamid. Tus. “Cali lixdan sano markuu gaaray ayuu gotay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur