godo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan. 2. Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso. 3. Daliig yar oo daruur a.
- 1. (f.g) Wax qalloocasho. 2. (f.mg) Qalloocsamid. Tus. “Cali lixdan sano markuu gaaray ayuu gotay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

