godidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg god.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
godQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey. 2. Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkoo.1. Wax qalloocin. 2. Wax deri u yeeli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00