godnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg godan. ld godnaansh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

godan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan. 2. ld godin. Magac fala.
  2. Wax la godey ahaansh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur