godanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan. 2. ld godin. Magac fala.Wax la godey ahaansh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
godinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-dmo, ml.)Macnaha:1. ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro. 2. Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya. 3. ld godan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00