goldalooshoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld goldaloolo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
goldalooloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo. 2. Iin. ld goldaloosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0