goldaloolo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo. 2. Iin. ld goldaloosho.

iin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (iimo, m.l) Ceeb ama wax kale oo qiimaha wax leeyihiin hoos u dhiga.

goldaloosho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld goldaloolo.