gollan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. ld goljilic.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goljilic

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Oogada labadeeda dhinac, halka ay ku dhammaadaan feeraha, goljilic; gol. ld gollan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur