golrodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur ariga qoobabka ka gala oo marka arigu meel dhiiqo ah ama qoyan maro labada qoob dhexdoodu dillaacyo raafdillaac. ld gommod¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gommodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.Cagta geela; cagaf.Cudur gommodka ka qaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0