gongon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hoor yar oo weel salkiisa ku haray; goror.

goror

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhiig sanka ka yimaada. 2. Hoore yar oo weel salkiis ku jira. 3. ld gororid.
  2. 1. (f.g) Istaag ku daalid. 2. (f.mg) Dhiig sanka ka imaansho.