goror
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhiig sanka ka yimaada. 2. Hoore yar oo weel salkiis ku jira. 3. ld gororid.
- 1. (f.g) Istaag ku daalid. 2. (f.mg) Dhiig sanka ka imaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

