goobaabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg goobaabo. ld koobaabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goobaabo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Goobaab samaysasho. ld koobaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

koobaabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld goobaabasho.