goobaabo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Goobaab samaysasho. ld koobaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

koobaabo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. ld goobaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur