Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg goobo².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
1. Shaxan ka samaysan hal xarriiq oo wareegsan oo xuduntiisu fogaan isle'eg u jirto bar kasta oo xarriqda ka mid ah. 2. Summad goobo ah.
1. (f.g) Wax lumay ama maqan raadsasho. 2. (f.mg) Ku g.: cid si wada jir ah wax u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur