goobo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Shaxan ka samaysan hal xarriiq oo wareegsan oo xuduntiisu fogaan isle'eg u jirto bar kasta oo xarriqda ka mid ah. 2. Summad goobo ah.
  2. 1. (f.g) Wax lumay ama maqan raadsasho. 2. (f.mg) Ku g.: cid si wada jir ah wax u yeelid.