goobxaarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg goobxaaro. ld goobxaarad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goobxaaro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-raday, -ratay)

Macnaha:

  1. U g.: hawl wax ka qabashadeed isu diyaarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goobxaarad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld goobxaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur