goobxaaro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-raday, -ratay)

Macnaha:

  1. U g.: hawl wax ka qabashadeed isu diyaarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur