gooddiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haddidaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hadal ama ficil cid lagu cabsi gelinayo. ld haddidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhinacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale taageersan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0