gooddiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gooddi². ld gooddin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gooddi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.
  2. U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gooddin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gooddiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur