goodileQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, ml/dh)Macnaha:Joodari; furaash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
joodariQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Gal weyn oo maro ah oo sariirta dherer la eg oo inta waxyaalo jilicsan sida cudbi, dhogor, isboonyo iwm laga buuxsho si gaar ah loo tolo, sariiraha la saaro oo lagu kor seexdo; koodari; kashkaash. ld goodari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
furaashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld firaash¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00