goohid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gooh².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gooh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc ka mid ah ololka geela. 2. Catow.
  2. 1. Neef geel ah ololid. 2. Cataabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur